Mashruuuc lagu hormarinayo waxbarashada oo laga Daahfuray Gaalkacyo

0
128

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada gaalkacyo ee Xaruta gobolka Mudug ayaa waxaa laga daahfuray mashruuc lagu horumarinayo waxbarashada Caruurta.

Mahruucaan ayaa lajaanqaadaya waxbarashada heerkeedu sareeyo ee wadamada horumaray.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan