Baladweyne ( Radio Beerlula )-Hay,ada Camuud Foundition ayaa magaaalada ceel afweeyn ka hirgilsay Masjidka ugu weeyn magaalada.
Munaasabada xariga looga jarayay masjidkan waxaa goobjoog ahaa maamulka magaalada culimo iyo boqolaal dadweeyne ah.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan


