Masjid cusub oo laga daahfuray magaalada Gaalkacayo

0
84

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Galkacyo ee Gobalka Mudug ayaa lagu qabtay munaasabad lagu daah-furayay Masjid cusub oo laga dhisay magaalada Galkacyo.

Masjidkaan oo looga magac daray Shiikh Nuur Maxamad islamarkana laga dhisay xaafada siinaay ee magaalada Galkacyo ayaa munaasabadda lagu daah-furayay waxaa ka qeeybagalay qaar kamid ah culumada magaaladaasi.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdimajiid Aweeys Isaaq.