Masjid cusub oo laga dhagax dhigay degmada Daraasalaam ee magaalada Muqdisho

0
50

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Dhismaha masjid Jamcul Culuum ayaa laga dhagax dhigay Xaafada Xoolo qalka oo ku taalo deegaanka Daarulsalaam ee gobalka Banaadir.

Masjidkaan ayaa waxaa dhismihiisa iska kaashanaya bulshada xaafada iyo culimada gobalka Banaadir.

Warkan waxaa inoo hayaĀ  Bilaal Daahir Waaneey.