Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Galmudug oo ay wehliyaan qaybo kamid ah Culimaa’udiinka Degmada Cadaado iyo maamulka Jimciyadda Alfurqaan ayaa deegaanka kaxandho ka xarig jaray masjid Cusub oo yeelan doono deegaankaas
Masjidkan oo ay hirgalisay Jimciyadda Alfurqaan ayaa waxaa baahi badan u qabay dadka deegaanka.
Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen
Audio Player


