Baladweyne ( Radio Beerlula)-Culimada iyo waxgaradka magaalada Ood-weyne Gobolka Daad-mareer ee Somaliland ayaa dayactir ku bilaabay dhisamaha masjidka jaamaca ah ee magaalafaasi .
Masjidka ayaa cariiri ku noqday dadka kusoo cibaadeeysa jiray iyadoo go-aan lagu gaaray in la dumiyo si loo dhiso masjid dabaq ah oo ka kooban labo biyaano .
Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin
Audio Player