Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka wasaaradda Diinta iyo Awqaafta maamulka Soomaaliland Maxamed Xaaji Aadan Cilmi ayaa xariga ka jaray masjidka Birul waalideyn oo laga dhisay Degmada 26-juun ee magalada Hargeysa.
Munaasabadda xarig jarka ayaa waxaa Wasiirka ku wehlinayey masuuliyiin ka tirsan maamulka Soomaaliland,Culuma udiin iyo qaar kamid Bulshada magalada Hargeysa.
Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq.