Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka wasaarada Diinta owqaafta Soomaliland ayaa xariga kajaray Masjidka Shaadili ee magaalada Saylac.
Masjidkan ayaa lagu sameeyay dib udayactir Balaaran kaasoo iska kaashadeen wasaarada Diinta iyo shacabka magaalada Saylac.
waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi


