Masjid laga hirgelinayo degmada Berbera oo la dhagax dhigay.

0
165

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Gudoomiyaha Golaha deegaanka Degmada Berbera mudan Cabdi shakuur maxamuud Xasan ayaa dhagax dhigay masjid laga dhisaayo xaafadda waraabo taag ee magaalada Berbera.

Munaasabada dhagaxdhiga ayaa waxaa ka qayb galay maamulka degmada Berbera xidhibaanno katirsan maamulka Somaliland iyo marti-sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here