Masjid laga hirgeliyey magaalada Caynaba oo xariga laga jaray.

0
196

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Guddoomiye ku xigeenka gobolka Saraar Maxamuud Warsame iyo Duqa magaalada Caynaba Maxamed Heybe Maxamuud ayaa xariga Ka Jaray Masjid Cusub oo laga hir-geliyey magaalada Caynaba.

Masjidkan ayaa dhismahiisa waxaa kutabarucay walaal somaliyeed oo kunool dalka dibadiisa iyada oo dhulka laga dhisayna aay bixiyeen caruurta reer Saleeymaan Aadan oo aabahooda geeriyooday u sadaqeeye.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdullaahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here