Baladweyne (Radio Beerlula)-Gudoomiyaha Gobalka Daad-mareedh ee maamulka Soomaaliland Cabdirxaxiin muxumad Axmed ayaa xariga ka jaray masjidka Al-nuur ee Magalada Oodweyne oo dib u dhis iyo balaarin lagu sameeyay.
Munaasabadda xarig jarka masjidka ayaa waxaa goob joog ahaa Maamulka Gobalka Daad-mareedh,kan Degmada Oodweyne,Culuma udiin iyo marti sharaf kale.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.