Masjidk laga hergelinayo gudaha xabsi ku yaalla kismaayo oo la dhagax-dhigay

0
139

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Jubbaland, oo kaashanaysa Ururka Caalamka Islaamka, ayaa maanta dhagax dhigtay masaajid cusub oo ku yaal xabsiga magaalada Kismaayo.

Masaajidkaan ayaa loogu talagalay in Maxaabiista, Askarta, iyo Shaqaalaha xabsiga ay ku cibaadaystaan.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here