Baladweyne(Radio Beerlula)- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mubaarak Xaaji Cabdisalaan ayaa xariga ka jaray masjidka Al-Furqaan oo laga hirgiliyay magaalada Baydhabo.
Masjidkan oo dhismahiisa socday in ka badan todoba sano ayaa munaasabadda xariga looga jarayay waxaa goob joog ahaa masuuliyiin ka tirsan Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya,culuma udiin iyo qaar kamid ah Bulshada magaada Baydhabo.
Warbixintan waxaa noo haya Cabdimajiid Aweys Isaaq.
Audio Player