Baladweyne (Radio Beerlula)- Magaalada Buuhoodle ayaa lagu qabtay munaasabad lagu daahfurayey masjid cusub oo laga hirgeliyay Xaafada Turkiga islamarkaana loogu magac daray Al-Raxma.
Munaasabada lagu daahfurayey Masjidkaan cusub ayaa waxaa ka qeybgalay Culimada Degamada Buuhoodle, Gudiga gacanta ku haayay dhismaha masjidka,Dhallinyaro iyo Odayaal.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey


