Masjidka imaamu shaafici ee magaalada Burco oo xariga laga jaray.

0
100

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Munasabad si heer saro ah loo soo agaasimay oo lagu daah furyay masjidul Imaamul Shaafici oo kuyaal deegaanka Bali oo Cali oo hoos yimaado magalada Burco ee Somaliland .

Xarig jarka Masjidka Imaamul shaafici oo ka mida Masaajidayada kuyaal deegaanka Bali oo Cali oo hoose yimaado magaalada Burco ee Somaliland ayaa waxaa ka soo qeyb galay Culumadiin ,  Odayaal iyo  Dhalinyarada.

Warbixintan waxa soojeedinaysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud.