Baledweyne ( Radio Beerlula )-Masjidka jaamaca ah ee magaalada Guriceel ayaa maraya heer gabogabo ah waxaana dhismahiisa bilaabay dad muxsiniin ah oo kala joogo dalka iyo dibadiisa.
Masjidkan oo ka kooban qeybo badan ayaa u bahan in la dhameys tiro maadama qarashkii lagu dhisi lahaa uu go-ay.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.