Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sh.Cabdilaahi Daahir Jaamac ayaa xariga ka jaray Masjidka Xaashi Iimaan ee Magaalada Hargeysa.
munaasabada xarig jarka waxa ka qeyb galay mas’uuliyiin katirsan somaliland culamaa’udiin ganacsato iyo bulshada qeybaheeda kala duwan
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.


