Matoor la’aan soo wajahday ceelbiyoodka deegaanka Awdiinle ee gobolka Bay.

0
132

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Ceelbiyoodka deegaanka Awdiinle oo qiyaastii 28 KM u jira magaalada Baydhabo ee gobolka Bay islamarkana dhisan ku dhawaad Nus qarni ayaa waxaa xiligaan heyasto matoor la’aan kaasoo u bahan matoor biyaha loga saaro.

Biyaha ceelka ayaa waxaa ku tiirsan bulashada ku nool Deegaanka Awdiinle iyo nawaxigeeda kuwasoo ka helo biyo ku filan.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.