Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Beeraha iyo waraabka maamulka Hirshabeelle oo ka shaneeyso Hay’adda DRC ayaa matooro ku wareejisay Qaar kamid ah Beeralayda Degaanka Gafaay ee Gobalka Shabeellaha Dhexe.
Munaasabadda lagu wareejinayay matoorada ayaa waxaa goob joog aha wasiir ku-Xigeenka wasaaradda Beeraha iyo waraabka maamulka Hirshabeelle Maxamed Bashiir Qaasim Daqare iyo qaar kamid ah Beeralayda lagu wareejinayay matoorada.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.