Baladweyne ( Radio Beerlula )-Madaxweynaha soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabadda ciidul fidriga aawgeed cafis u fidiyay 127 maxbuus oo danbiyo fudud ugu xirnaa Xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho.
Maxaabiista cafiska loo fidiyay ayaa intooda badan mudo u xernaa danbiyada ay galeen.
Warbixintan waxaa inoo haya Cabdiqadir Cumar Ibraahin.