Maxaabiista xabsiga Jigjiga oo la gaarsiiyay agab ay wax ku baran doonaan.

0
84

Baladweyne (Radio Beerlula)-Saraakisha ciidamada dowlad deegaanka Soomalida ayaa agab waxbarasho kala wareegay hay,ada UNODC oo ka shaqeysa arimaha gar gaarka.

Agabkan ayaa ka koobnaa combutero iyo agab kale oo wax lagu bari doono maxaabiista ku jirta xabsiga weyn ee Jigjiga.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.