Natiijooyiinka Kulamada Maanta laga ciyaaray Tartanka degmooyiinka iyo deegaanada gobalka Banaadir

0
129

Baladweyne ( Radio Beerlula ) Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka waxaa si habsami leh uga socda tartanka kubadda cagta degmooyinka iyo deegaanada Gobalka Banaadir

Degmooyinka galabta ciyaaray waxaa kamid ah Shibis ,Garasbaaleey ,Yaaqshii, Cabdicasiis ,Warta nabadda iyo  Waaberi.

Hadaba halkan ka aqriso natiijooyinka kulamadan ay kusoo dhamaadeen iyo sida ay u ciyaareen

Shibis ayaa 4-1 Garasbaaleey

Yaaqshiid 1-0 Cabdicasiis

Warta nabadda 1-0 Waaberi.

Heliwaa 1-2 Deyniile