Maxbuus ku guuleeystay abaalmarin caalami ah isago kujira xabsi

0
218

Baladweyne (Radio Beerlula)-Fanaanka reer Cuba Maykel Castillo, el Osorbo, ayaa ku guuleeystay laba abaal-marinood oo kala ah: Award of Best Urban Song iyo Heesta Sanadka ee ugu Wanaagsan isagoo ku jira xabsi

Fanaankan ayaa ku jirayTan iyo bishii May xabsi si weyn loo ilaaliyo oo ku yaala Cuba, isaga oo lagu eedeeyay in uu khalkhal galiyay ammaanka dadwaynaha iyo nabadda, ka dib markii uu ka qayb qaatay dhawr mudaharaad oo lagaga soo horjeedo dawladda.

Wuxuuna sidaa Castillo ku noqonayaa fannaankii ugu horreeyey ee ku guulaysta laba abaalmarinood, asee haddana dawladdiisa u xidhan, caafimaadkiisana laga dayrinayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here