Maxkamada Gobalka Mudug oo ku wareejisay muwaadin soomalaiyeed dhul muddo sanado ah si sharci darro ah looga heystay

0
197

Baladweyne (Radio Beerlula)-Muxudiin Cabdi Xaashi oo ah muwaadin Soomaliyeed ayaa si rasmi ah loogu wareejiyay dhul mudo badan laga haaystay

Madasha dhulkan lagu wareejinayay ayaa waxaa goobjoog ahaa madaxda Maxkamada Gobalka Mudug iyo saraakiil ciidan qaar kamid ah odoyaasha dhaqanka gobolka Mudug.

 

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan