Maxkamada gobalka mudug oo muwaadin Soomaliyeed Ku wareejisay dhul si sharci daro ugu maqnaa.

0
132

Baladweyne (Radio Beerlula)-Maxkamada Gobalka Mudug ayaa Meeyle Cabdullahi Jamaca oo ku nool magaalada Gaalkacyo ku wareejisay Dhul sanado badan si sharci daro ah looga haaystay.

Dhulka ayaa waxaa si sharci daro ah u heystay shaqsi isku shegayay milkilaha dhulka balse heystay dukumiinti qaldan.

Warkan  waxaa inoo haya Xaawa Aadan Xuseen