Maxkamada Gobolka banaadir oo 30 sano kadib dhulkoodii ku wareejisay qoys Soomaliyeed.

0
93

Baladwayne  ( Radio Beerlula )-Maxkamada gobolka Banaadir ayaa Qoys soomaliyeed kuwareejiyay guri muddo ka badan 30 sano laga haystay .

Munaasabada wareejinta dhulkan ayaa waxaa goobjoog ahaa gudoomiyaha maxkamada gobolka Banaadir Saalax Cali Maxamuud saraakiisha ciidanka Booliska iyo dadkii lahaa dhulka.

Warkan waxaa inoo haaya Cumar Yuusuf Aadan.