Maxkamadda ciidamada qalabka sida oo labo eedeysane ku xukuntay Baladweyne.

0
271

Baladweyne(Radio Beerlula)- Maxkamada darajada koobaad ee ciidamada qalabka sida qeybta 27aad ayaa xukuno kala duwan  ku riday laba eedeysane oo ka tirsan ciidanka xooga dalka qeybta gobolka Hiiraan.

Xafiiska xeer ilaalinta maxkamada ciidamada qalabka sida ayaa kusoo eedeeyay eedeysanayaasha kala ah dable jadiid XD Mahdi siyaad maxamuud iyo dable jadiid CXD Maxamad Cabdi Maxamad  in ay dhac ka geysteen magalada Baladweyne sidoo kalena ay dhaawaceen dhibane Xamdi Xasan Jimcaale.

Warbixintan waxaa noo haya Aadan Cabdi Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here