Maxkamadda Gobolka Mudug oo dhul si sharci daro looga heeystay ku wareejisay muwadinkii lahaa.

0
168

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Gudoomiyaha Maxkamadda Gobolka Mudug  Cabdirisaaq Cali Yuusuf ayaa Axmed Nuur Cismaan Cali Barre ku wareejisay dhul si sharci darro ah looga haystay muddo 10 sano ah.

Munaasabada wareejinta  waxaa ku sugnaa maamulka Gobolka Mudug kan gaalkacyo saraakiil Ciidan iyo madaxdma maxkamada Gobolka Mudug.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here