Maxkamadda Racfaanka ee gobolka Hiiraan oo baaq u dirtay maamulka iyo saraakiisha ciidamada

0
333
Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Baladweyne(Radio Beerlula)- Gudoomiyaha maxkamada  racfaanka  gobolka Hiiraan Ibraahim Xasan Cabdule oo u waramay Radio Beerlula ayaa ka dalbaday maamulka gobolka Hiiraan iyo saraakiishka  ciidanka booliska inay garab ku siiyaan fulinta xukunada ay rido maxkamada racfaanka.

Warbixintan waxaa noo haya Cabdulqaadir Cumar Ibraahim Nadaara.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here