Messi iyo Di Maria oo hoggaaminaya xulka Argentina ee ka qayb galaya koobka adduunka 2022

0
14

Baladweyne (Radio Beerlula)-Waxaa la shaaciyey liiska 26-ka ciyaaryahan ee xulka qaranka Argentina ee u matali doonta koobka adduunka Qatar, iyadoo liiska xiddigahan ay hoggaaminayaan Lionel Mesi iyo Di Maria.

Haddaba halkaan hoose ka eeg liiska 26-ka ciyaaryahan ee xulka qaranka Argantina ee u matali doonta koobka adduunka Qatar:

Goolhayayaasha: Emi Martínez, Franco Armani, Geronimo Rulli

Daafacyada: Nahuel Molina, Gonzalo Montiel, Cristian Romero, German Pezzella, Nicolas Otamendi, Lisandro Martínez, Marcos Acuna, Nicolas Tagliafico, Juan Foyth

Khadka dhexe: Leandro Paredes, Guido Rodriguez, Rodrigo De Paul, Exequiel Palacios, Alexis Mac Allister, Enzo Fernandez, Angel Di María, Nico Gonzalez.

Weerarka: Lionel Messi, Paulo Dybala, Papu Gomez, Lautaro Martínez, Julian Alvarez, Joaquin Correa