Mid ka mid ah ah haweenka Baladweyne oo nolosha qoyskeeda ka maareysa iibinta Jalaatada.

0
63

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Sumaya Maxamuud ibraahim oo kamid ah Haweenka magaalada Baladweyne ayaa Sameeystay fursad ganacsi taasi oo ah Sameenta jalaatada loo yaqaano aaskariimta iyadoo nolosha reerkeeda ka maareeyso.

Jalaatada aaskariinta ayey ka Sameeysaa Cabitaano laysku dardaray waxaana ay ku wareejisaa suuqyada magaalada Baladweyne.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here