Mid ka mid ah culumaaudinka Baladweyne oo u istaagay ka hortaga gudniinka fircooniga.

0
84

Baladwayne ( Radio  Beerlula )-Sheakh Cumar Saalax Madoowe oo kamid ah Culimada Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan ayaa isku Xilqaamay sidii bulshada ugu digi lahaa dhibaatooyiinka laga dhexlo gudniinka fircooniga kaasi oo  lagula kaco gabdhaha da,dooda u dhaxeeyso 5 sano ilaa 14 sano.

Sheakh Cumar Saalaax Madoobe ayaa xiliyada fasaxa uu ka yahay duruusta iyo tacliinta ardayda waxa uu qabtaa kulumo kaas oo bulshada loogu wacyigelinaayo dhibaatada Gudniinka fircooniga.

Warbixintaan waxa soojeedinaya  Bilaal Daahir Waaneey.