Mid ka mid ah culumada Baladweyne oo ka digay khatarta maandooriyaha.

0
88

Baladwayne (Radio Beerlula )-Sheekh Maxamad Nuur oo ka mid ah culumada ku nool Magaalada Baladweyne ayaa bulshada magaalada gaar ahaan dhallinyarada ugu baaqay in ay joojiyaan isticmaalka maandooriyaha.

Maandooriyaha sida Taabuuga iyo Qamriga ayaa ugu daran waxa dhallinyarada Baladweyne ay isticmaalaan inkasta oo magaalada lagu soo geliyo si qarsoodi ah.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen