Mid ka mid ah dhalinyarada Baladweyne oo ku shaqeysta xirfad Muhiim u ah bulshada

0
154

Baladweyne (Radio Beerlula)- Xuseen Cabdi Faarax oo kamid ah dhalinyarad ku nool magaalada Baladweyne ayaa ku dhiiraday inuu abuurto fursad shaqo oo ku mareeyo nolol maalmeedka qoyskiisa .

Xuseen ayaa ku shaqeeysta xirfadda sameynta burjikooyinka laga sameeyo birta waxuuna ku samayaa aga gaarka Buundaweyn isgoo u iibgeeya suuqyada magaalada Baladweyne iyo qeybo kamid gobolada dalka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Axmad Nuur Daahiye.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here