Mid ka mid ah dhalinyarada Baladweyne oo ku shaqeysta xirfadda sawir qaadista.

0
196

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Cabdiqaadir Yuusuf Xasan oo kamid ah dhalinyarada ku nool magaalada Baldweyne ayaa ku dhiiraday inuu  ku shaqeysto xirfadda sawir qaadista taasi uu ka helay qarash uu noloshiisa ka maareeyo.

Cabdiqaadir yuusuf xasan ayaa xirfdaan sawir qaadista kusoo bandhiga quraxda iyo bilicda magaalad Baldweyne waxaana uu sidoo kale sawiro ka qaada dhallinyarada jecel ineey sawiradooda kusoo bandhigaan baraha bulshada.

Warbixintaan waxa soojeedinaysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud.