Baladweyne ( Radio Beerlula )-Cabdiraxmaan Cumar Maxamed oo ka mid ah dhalinyarada magaalada Baladweyne ayaa la yimid hal abuur shaqo oo uu ka mareeyo nolol maalmeedka qoyskiisa taasoo ah cilad bixinta taleefoonnada.
Shaqadan ayuu bilaabay 10 sano ka hor si nolosha reerkiisa uu uga mareeyo islamarkana uu uga marmo inuu dalka ka tahriibo.
waxa soo jeedineysa Xaawo Aadan Xuseen


