Mid ka mid ah dhallinyarada Baladweyne oo shaqo abuur u sameeyay dhallinyaro kale.

0
172

Baladweyne (Radio Beerlula)-Sakariye Xuseen Cismaan oo kamid ah dhallinyarada wax ku baratay magaalada Baladweyne ayaa abuurtay fursad shaqo isagoo magaalada ka hergeliyay Farmashi si uu ugu adeego bulshada isla markaana ka helo nolol maalmeed ku filan

Sakariye ayaa 4 kale oo dhallinyara ah shaqo abuur uga sameeyay xaruntan caafimaad iyagoo lacagaha ay ka helaan wax ku barta kuna caawiya qoysaskooda.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here