Mid ka mid ah dhalinyarada ka shaqeeya geerashyada Muqdisho oo ku dhiiray uu wax barto.

0
101

Baladweyne(Radio Beerlula)-Abshir Siciid Cali waa wiil dhalinyaro ah oo ku nool magaalada Muqdisho isla markaana ku shaqeysta xirfadda farsamada gacanta gaar ahaan cilad bixinta gaadiidka taasi oo uu nolashiisa ku maareeyo.

Wiilkan dhallinyarada ah ayaa ku dhiiraday inuu shaqadan qabto isagoo dhigta heerka 1 aad ee waxbarashada Jaamacada .

Warbixintan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen