Mid ka mid ah dhaqaatiirta Baladweyne oo bulshada ugu baaqay ineey ka digoonaadan cudurka Oof-wareenka

0
198

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dr Maxamad Cabdisalaan Cabdullaahi oo kamid ah dhaqaatiirta ka hoolgala magaalada Baladweyne isla markaana u waramay Radio Beerlula ayaa bulshada magaalada ugu baaqay ineey ka digtoonaadan cudurka Oofwareenka .

Xanuunkan ayaa sababa infakshan ku dhaca neef mareenka ama feeraha kaasi oo sababa naqas ku dhaga bukaanka waxaana inta badan lagu qaldaa cudurka burukeetada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here