Mid ka mid ah dhaqaatiirta Baladweyne oo dadka xoolaha ku dhaqda magaalada ugu baaqay inay ku dadaal caafimaadkooda.

0
66

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Dr Cabdullaahi Cabdi Yuusuf oo kamid ah Dhaqatiirta Baratay Cilmiga xoolaha islamarkana ku nool magaalada Baladweyne ayaa ganacsatada xerooyinka xoolaha ka sameeysay magaalada Ugu baaqay inay ku dadaal cafimaadka xoolaha sida Geela iyo loda.

Si sare looga qaado wax soo saarka xoolaha islamarkana ganacsatada aay ugu faaideystaan ayuu Dr Cabdullaahi ka digay Cudurada hoos u dhiga karo wax soo saarka xoolaha taasi badalkeedana lagu dadaalo cafimaadka xoolaha.

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here