Mid ka mid ah dhaqaatiirta Kismaayo oo bulshada ugu baaqay inay ka digtoonadan cudurada ka dhalan kara fatahaadii Jubbaland.

0
78

Baladwayne ( Radio Beerlula |)-Dr Axmad Maxamad Xuseen oo kamid ah dhaqaatiirta ka howlgala magaalada Kismaayo ayaa bulshada Jubbaland ugu baaqay ineey ka digtoonaadaan xanuunada ka dhala kara daadadkii ku dhuftay qeybo kamid ah Jubbaland .

Cudurada ka dhala kara biyaha ee looga digay bulshada ayaa waxaa kamid ah Malaariyada,Shunban biyoodka,Sintiryada iyo xanuuno kale .

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim