Baladweyne (Radio Beerlula)-Dr Cabdullaahi Cabdirashiid xasan oo kamid ah aqoon-yahanadda bartay cilmiga xoolaha ee ku nool magaalada Baladweyne ayaa ka digay sameeynta jirista Dhirta.
Dr Cabdullaahi Cabdirashiid ayaa sheegay in jirista Dhirta aay ka dhalan karto dhibaatooyin aay ka mid yahiin Nabaad guurka degaanka,daaqa xoolaha oo yaraado,Abaaraha iyo Fatahaadaha oo kusoo noqnoqda dalka.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.