Mid ka mid ah haweenka Baladweyne oo abuurtay ganacsi ay ku mareyso nolosha qoyskeeda.

0
457

Baladweyne (Radio Beerlula)-Farxiyo Yuusuf Cali waa hooyo ku nool Baladweyne isla markaana haysato caruur ay kala tageen aabood mudo sanado kahor ah waxa ayna go,aansatay in ay soo saarato nolol maalmeedka caruurteda iyada oo carwo yar kafuratay suuqa Yoobsanta.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Axmed Nuur Daahiye.