Mid ka mid ah haweenka Baladweyne oo horumar ka sameysay ganacsi ay ka soo bilowday meel hoose.

0
141

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Farxiyo xasan cabdiweli oo ka mid ah hooyooyinka ku nool magaalada beledweyne ayaa ku guuleysatay in ay meel wanaagsan ka gaarto ganacsigeeda iyadoo hadda magaalada ku iibisa dahabka dumarka aay xertaan.

Ganacsigan ay kasoo bilowday meel hoose iyadoo magaalada ku wareejin jirtay baatiyada dumarka waxaana dbaqaalaha aay ka heshay ku furatay goob lagu iibiyo dahabka iyadoo ka maareeysa 8 caruur ah oo aay dhashay.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sahra Ibraahim Dhicisoow.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here