Mid ka mid ah haweenka Baladweyne oo nolosha qooyskeeda ka mareysa sameeynta caag dahaarka.

0
97

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Hooyo Faadumo Ibrahim Faarax oo kamid ah Haweenka ku nool magaalada Baladweyne ayaa nolosha reerkeed ka maareeyso mudo 10 sano Xirfda farsamada gacanta gaar ahaan sameeynta Caaga dahaarada loo isticmaalo Biyaha.

Caaga dahaaradaan ayay ka sameeysaa marooyin kala duwan oo ay isku toshay iyadoo ku wareejiso Suuqyada kale Magaalada Baladweyne.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.