Baledweyne ( Radio Beerlula )-Sahra Cabdulaahi Waa Hooyo ku nool kaamka Kumasaar oo ku yaalo Xaafada Kooshiin ee Magaalada Baladweyne ayaa Lix caruur ah waxa ay ka maareeysaa ganacsi yar oo ay ku dhex sameeysatay kaamka Dhexdiisa.
Hooyo Sahra waa danyar kaamka ku dhex iibisa Khudaarta iyo Jeex Hilib oo ay kasoo iibisa ganacsatada iibisa Hilibka si ay faa’ido ugu sii hesho.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.