Mid ka mid ah iskuullada Baydhabo oo ardeyda dhigata ka mamnuucay istimcaalka taleefoonnada.

0
164

Baladweyne (Radio Beerlula)-Maamulka Dugsiga hoose dhexe iyo sare Al-Macrifa ee magaalada Baydhabo ayaa ardayda iskuulkaasi ka mamnuucay isticmaalka Taleefanada casriga ah oo saameyn ku yeeshay waxbarashadooda

Ardayada wax ka barato iskuulka Al-macrifa ayaa markii hore Mobeelada casriga ah isticmaali jiray waqtiga ay ku jiraan fasalada lagu dhigo casharada

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen