Mid ka mid ah odayasha Baladweyne oo la yimid xirfad uu ku shaqeysto.

0
123

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maxamed Xassan Nuur waa 45 sano jir ah ku nool magaalada Baladweyne islamarkana xirfadda farsamada gacanta gaar ahaan cilad bixinta taleefoonnada ka mareeya 12 caruur ah.

Xirfaddan farsamada gacanta gaar ahaan cilad bixinta taleefoonnada ayuu bartay 2 sano ka hor, waxana hadda la shaqeeya oo fursad shaqo uu abuuray laba dhalinyaro.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Cabdi Saneey.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here