Mid ka mid ah waxgaradka gobolka Hiiraan oo sheegay inaysan muuqaaan fatahaad uu sameynayo webiga shabeelle.

0
295

Baladweyne(Radio Beerlula)- Nabadoon Maxamed Cabdi Maxamuud oo ka mid ah waxgaradka gobolka Hiiraan islamarkana waayo badan u soo joogay fatahaado uu sameeyay webiga shabeelle ayaa radio Beerlula u sheegay in xiligan aysan muuqan fatahaad uu sameynayo webiga shabelle.

Warbixintan waxaa noo haya Maxamed Cabdi Saney.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here