Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Amniga Hirshabeelle ayaa degmada Balcad ukusoo gabagabeysay qaar kamid ah Bulshada iyo ciidanka Boliska tababar ku saabsan wada-shaqeynta bulshada iyo laamaha amniga.
munaasabada lagu soo xirayey tababarka ayaa waxa goob joog ahaa wasiirka Wasaaradda Amniga Hirshabeelle maamulka degmada Balcad iyo taliyaha Boliska degmada.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdullaahi.


